Aa kaalay kaalay kaalay
Ii kaalay kaalay kaalay
Aa adigu aniga ii kaalay
Aan kula ciyaaree kaalay
An kula caweeyee kaalay

Afkuna amaantaa amaantaa
Indhahaygu aragaa
Aragaygu jecelyee
Aniguba agjoogaa agjoogaa
Eraygaaga maqalkii
Abwaan u raadshaa

Aa kaalay kaalay kaalay
Ii kaalay kaalay kaalay
Aa adigu aniga ii kaalay

Aa kaalay kaalay kaalay
Ii kaalay kaalay kaalay
Aa adigu aniga ii kaalay
Aan kula ciyaaree kaalay
Anba kula caweeyee kaalay

Adigaan aduunkiyo aduunkiyo
Aadmiga intaa leeg
Hablo kaa arkoodee
Edebtiyo asluubtaba asluubtaba
Eebe kuu dhameeyoo
Anba waan ku jecelehee

Aa kaalay kaalay kaalay
Ii kaalay kaalay kaalay
Aa adigu aniga ii kaalay

Exit mobile version