ogow gacalahaygoow geesigaan jeclaayoow
hurda waan ka go oo ma gam oo dartaa
goorkastaba waxaad tahay kaan gayaanka kala baxay

soo gunaanadoo kaalay garab isii
galbis iyo aroos aynu guri galnee

anoo gabanahoo garanayn caashaqa
ruuxii galay kalgacal galabtaynu kulanee
godobtiisa iyo adoon galin xumaan

Exit mobile version