wadnaha jeexiisa iyo qalbigaan kuu jeedinoo
naftaan kuu jeelanayn adiga kuu qabin jacayl
i jiid aan ku jiidiyo jikaar iyo xoog ma jiro
runtuna waa shay jiree jawaab kale ha iga sugin
ruux aan kuusoo jilcayn jid kaa maraybaan ehee
calooshaba iga jaroo la jaan qaad dumarka kale
jidiinka waxaan marayn jujuub kuma dhaafin karo
warkuna waa jaranyehee wanaag marna ha iga jirin
naftaada adoon jirabin jab iyo u hor seedin hawl
hadaan cidi jiibinayn jaan dheer kaligaa ha tman

Exit mobile version