VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Muhashada dareen Lyrics

miyaan kaa maqnaan karaa
niyadu meel aan ahayn
aktaada ku miirsata

miyaan kaa libiqsada
miya dhaayahu marqudha
muuqaga ka joogayaan

miyaan muhashada dareen
nafta ka maarmaya

qalbiga meesha ku xidhay
miyuu ka nagaan karaa

marleyda sida ruux u yahay
hadaan midka kale u noqon
miyay wada maalayan
galkacal wada muudsadaan

waaye mawraanku waa xubiga
maamus hirgala
sideenana miyay jacayl
kalgacal wada mudsadaan


Lyrics by: khayre
loading..
-- / --