naftayda badhow nusow nuskayga kalow nudow
nudaha beerkiyo naftow
nalkii dunidaay nasiib wacaneey nasteex nasteexa
jirtaay nimcooy
naxliga biiyow nasrow adaa nuur iyo ifoo adaan
niman kaa xushee isii neecaw jacayl
naq soo baxayaay nabaad adaa nasabiyo goboo
adaan kugu niyad samee
macaan nabarada dawee naxariis dareen nolol
ila samee

Exit mobile version