tilmaam iyo tabashadii
markay isku wada tageen
ayuu toonkii iibaxoo
jacalkuna taabo galay

taladii idiin toostayoo
hadaydun taagan tihiin
hakuu qayrkay tagiyo
inaad nolol tiigsataan

tiir baad utahay dhoxoo
aduu kugu taagan yehee
toos naw andna maxamadow
aday kugu taagan tehee
tusmada iyo wada jirkii
najmaay eeg wada jirkii

tabtii cilmiyoo kaluu
naftiisa utibaaxiyoo
tuf iyo taxliil uunocoo
adaa dhakhtar unoqdee

Exit mobile version