Baxasanoow calankaygoow
Burudkii umadaydow
Sumadii bulshadaydoow
Bahda soomaali weyn

Sadkii meeshu lahaydow
Boqorkii afrikaadow
Bilad eebe na siiyoow

Bi,idnilaahi calankaygoow
Dhibta waad ka baxaysaa
Waa lagaala baroore
Barqaloow ha ilmaynin
Ha baroorane aamu
Barakaale ha ooyin
Ha baroorane aamu
Barakaale ha ooyin

Bi,idnilaahi calankaygoow
Dhibta waad ka baxaysaa
Waa lagaala baroore
Barqaloow ha ilmaynin
Ha baroorane aamu
Barakaale ha ooyin
Ha baroorane aamu
Calankaygoow ha ooyin

Baxsanoow calankaygoow
Bilicdii dhulka hooyo
Guushii qarankaygoow
Tusmadii lagu taamoo

Dib ayaanshe sinaantoo
Bar tilmaansiga guushoo
Ilawgii lagu raystoow

Bi,idnilaahi calankaygoow
Dhibta waad ka baxaysaa
Waa lagaala baroore
Barqaloow ha ilmaynin
Ha baroorane aamu
Barakaale ha ooyin
Ha baroorane aamu
Barakaale ha ooyin

Bi,idnilaahi calankaygoow
Dhibta waad ka baxaysaa
Waa lagaala baroore
Barqaloow ha ilmaynin
Ha baroorane aamu
Barakaale ha ooyin
Ha baroorane aamu
Calankaygoow ha ooyin

Ha baroorane aamu
Barakaaloow ha ooyin
Ha baroorane aamu
Calankaygoow ha ooyin

Ha baroorane aamu
Calankaygoow ha ooyin
Ha baroorane aamu
Qarankaygoow ha ooyin

Exit mobile version