Jacayl igu foofay baa
Korkayga kusii fidoo
Kooraha faraskiyo
Cishqiga haa haaa
Ayaan wali fuusha-
Nahay x2

Fariintaad soodirtiyo
Hoogaad beertan haya
Anoo nagiyoo fadhiya
Ayaan dhab u faaqidaa
Dhab u faaqidaa x2

Inkaston kala fognahay
Dhankayga wanaag ka
Filoo oo wanag kafilo
X2

Sadaxeeye ka feejignow
Fidnoole warkis hamaqal
Dhagaha ka furayso been
Walal ka furayso been
X2

Hadaan fiidkii hurdada
Firaashka dushiisa tago
Adaa fikir iyo xasuus
Haaa haa haa haaaa
Riyada kugu feel dhiga
X2

Anoo faaladii ka bogan
Markaan faaruq socdee
Intaan dhaayaha furaan
Goonyaha ka fiiriyaa
X2

Inkaston kala fognahay
Dhankayga wanaag ka
Filoo oo wanag kafilo
X2

Sadaxeeye ka feejignow
Fidnoole warkis hamaqal
Dhagaha ka furayso been
Walal ka furayso been
X2

Exit mobile version