balwooy way balwooy
waryaahee waryaahe balwooy
waxaa i baleeyay mooyaane
balwooy waryaahe balwooy
waxaa i balweeyay mooyaane

qaraamka inay ku qiirooto
waryaahee waryaahee
aan qaado qasiidadiiyee
waryaahee waryaahee

balwadaad igu beertay beri hore
waryaahe waaryaahee
beerkay iga taal sidii boogee

anays baday boogta igu taalee
waryaahee waryaahee
baraan is lahaa bagaan jabayee

dhibtaydii dadkaa ka dhuumanayoo
waaryaahee waryaahee
dhirtoo maqashad i dhaafahaynee
dhagaxaa damqanlaa dhibtaan qabo ee

Exit mobile version