Wixii qarniyaal ahaa ahaa
Taariikhdu wey qoreen
Qoreen taariikhdu ay qoreen

Inaan qolo qolo ahaaniyoo
Qabyaalad maxaa ku keenay
Qabyaalad maxaa ku keenay

Inaan qolo qolo ahaaniyoo
Qabyaalad maxaa ku keenay
Qabyaalad maxaa ku keenay

Su,aashaa qaaligaa
Intaa qaadaa dhigtaa
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ka keen jawaab

Su,aashaa qaaligaa
Intaa qaadaa dhigtaa
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ba keen jawaab

Su,aashaa qaaligaa
Intaa qaadaa dhigtaa
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ka keen jawaab

Qabuurahaa soo tirshoo tirshoo
Intii quru dhimatay iyo
Qayoo intii quru dhimatay iyo

Qabuurahaa soo tirshoo tirshoo
Intii quru dhimatay iyo
Qayoo intii quru dhimatay iyo

Intii lab dilay qabiil
Qiyaaskaa midkee badnaa
Qiyaaskaa midkee badnaa

Intii lab dilay qabiil
Qiyaaskaa midkee badnaa
Qiyaaskaa midkee badnaa

Intaad qalin qaadataa
Tirada idinkoon qaldayn
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ka keen jawaab

Intaad qalin qaadataa
Tirada idinkoon qaldayn
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ka keen jawaab

Intaad qalin qaadataa
Tirada idinkoon qaldayn
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ka keen jawaab

Intaad qalin qaadataa
Tirada idinkoon qaldayn
Qofow wax ka keen jawaab
Jawaab qofow wax ka keen jawaab
qofow wax ka keen jawaab
qofow wax ka keen jawaab

Exit mobile version