bari iyo karkaariyo
bartamaha nugaaliyo
inaan booqdo sool ban
naftuu iila bugtaayoo
wuxuu beerku tabayaa
barashada dhulkaygee
haduu boqorkku igu simo
ku bulaali maynee
qurbo bilic ma taalee
bartii aan ka beermiyo
waa inaan boqda butland

ayla baalaheediyo
buuhoodliyo cayn
iyo bilacda taala
mudug baan
boholyawga awgii
bartamaha habeenki
baadi goobtaa
ku waabariiso leedahay
ku bulaali maynee
qurbo bilic ma taalee
bartii aan ka beermiyo
waa inaan boqda butland

Exit mobile version