adigooon iga dheerayn
nafaan kaa dhargaynbaad
dareenkedii dhufatoo
dhaayaheeda kaa jecel
qalbi dhaawac qababaad
ku dhex beeran tahayooo
dherersada waqtiga ooo
dhaawigaaga suga ee
armaad dhagar iga gashaa
nabsii kuu dhaxaayooo
ana kaa dhaqaaqqaa
dhibta wehel la noqotaa

aniguuu dhigaa aynigaygiyo
bulshadaa dhamaanteed
uma dhigo dhagtaydoo
dhuuxaad ku milantoo
dhool da,ay sidiisii
dhugashadaada wacan baa
dheef iiga dhigantoo
naftu ay ku dharagtaa
armaad dhagar iga gashaa
nabsii kuu dhaxaayooo
ana kaa dhaqaaqqaa
dhibta wehel la noqotaa

Exit mobile version