Samirkiyo Dulqaadkuba
waa Sad Lagu Ducaystee
Saatir Laga Baryaana
lama Wada Sinaadee
ruuxuu Eebe Siiyaana
cidi Kama Saraysee
kii Aan Sugaayayoo
wacadkii Ma Sayrine
waan Sidaa

Sareediyo Ladnaantuba
waa Saami Qayboo
mawluhu Ku Siiyaa
anna Maan Saluuginee
saadaal Wacnaataan
sacabada U Tumayee
kii Aan Sugaayayoo
wacadkii Ma Saydhine
waan Sidaa

Exit mobile version