Maxaynu ladnaan
Aduunyo jacaylka
Lugooyadiisa leexiyo
Leedo aynu fuulnay

Maxaan lax iyo daruur
Ta lix goor kugu fool
Adaygo

Luul luul dahab luqun
Taada galisee

Guur waa libin iyo
Lur madaxii lamaano
Hadaynu nahay love
Love waxa inaga
Maqan ba love

Maxaan laliska iyo
Wargayska amaan
Taada lagaga shegay
Lab iyo dhadig yara
Salaamoo

Maxaan lax iyo daruur
Ta lix goor kugu fool
Adaygo

Luul luul dahab luqun
Taada galisee

Guur waa libin iyo
Lur madaxii lamaano
Hadaynu nahay love
Love waxa inaga
Maqan ba love

Exit mobile version