Haka noogin caashaqa
Waligaaba naaxiya nimcooy
Nasiibku maaha guul
Nasiibku maaha guul

Neecaw qaboobaa
Lagu nastaayee
Nimciyo doogbaa
Lagu nagaadaa

Naag kula mida
Ma dhalan mana noola
Wali maanan arag

Naftan yaan u roon
Naagina waa tuma
Naftan yaan u roon
Naagina waa tuma
Nimcoo ninimcoonee
Ayaa nimcoolii

Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Ninimcoo ninimcoonee

Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Ninimcoo ninimcoonee
Ayaa nimcoolii

Qof waliba nasiibkiis
Naruuro iyo khayrkeed
Nimcooy
Naxli kuuma quudhee
Naxli kuuma quudhee

Nuur kuu baxaayaa
Lama nacee
Ninba meeshay doontaa
Lagu nasbeeyaa

Naag kula mida
Ma dhalan mana noola
Wali maanan arag

Naftan yaan u roon
Naagina waa tuma
Naftan yaan u roon
Naagina waa tuma
Nimcoo ninimcoonee
Ayaa nimcoolii

Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Ninimcoo ninimcoonee

Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Yaa xayaatu galbi
Yaa xural cayni
Ninimcoo ninimcoonee
Ayaa nimcoolii

Exit mobile version