Sidaad tahay shawaal
Ciideed bishu shan iyo
Toban tahayee shacisay
Aduunkee qoraxdii shin
Dhalataay wali shahid
Kuma arag sheekana
Kumaan maqal wax
Shabaha naftaadee
x2

Sharad baan dhiganaya
Hadii sharaf mid kula
Mida lagu sheego dun-
Idee x2

Shamso adi daraadaa
Anigana ilaa shalay
Cishqi baa ishidayee
Ma ishaafinaysaa
X2

Sida genyo shaximano
Laga furay shakaalkii
Shakad kii ku xiran
Yahay markaad sheeda
Qabatana shinshadaba
Marogayoo adaa shiiq-
Inayoo kalgacayl ku
Shubayee x2

Xidigtii sharuuray adaa
Shiday aduunkoo dumar
Baad shin dheertahee
X2

Shamso adi daraadaa
Anigaba ilaa shalay
Cishqi baa ishidayee
Ma ishaafinaysaa
X2

Exit mobile version