Sunayaal biciid keeg
Sagalkii carabo yaal
Suuradii suleeqaad
Sahal maaha noloshuye
Samirbaa lagu dhaqmaa
Ubad lagu sugaa
Inaguna salaaniyo
Ducay kuu sidaanee
Gabadhyahay sagaal wiil
Geesi niman kawada siman
Hanti aan sal gudhayn
Saatirkay ka barinaye
Haku siiyo nolol sare
Ha idin siiyo nolol sare
Sida ubax salaadii
Surimada kasarakacay
Iyo saban barwaaqo le
Sambabadiyo beerkiyo
Qalbigaad dul sudhantahay
Cidi kugu sinayn

Exit mobile version