Ninka xila badshee
Xiisuhu wado
Afar xiro gashaa
Xagjiree qalbigu
Xubi kuma nastee
Walee xila midkale
Xarig kuma xiroo
Xaq uyeelatee
Xabiibi kalgacal
Adaan kugu xudumay
Xayaati galgacal
adaan kugu xudumay
Xigashada qalbigan
Jacayl xooganbaa
Xididada dhigtoo
Xusuus aan guurayn
Xubi igu abuurtay
Xilashada miday
Naftu ku xasishay
Xaq uyeelatee

Exit mobile version