boqorkii shiribkow
bilicdii idhahow
wadnaha baalashiisiyo
boga iyo calooshaa
bari hore kubeeranto
bohol yow kuwaashtee
ubax laama bixiyo
waabari soo ifoo
qod qod lagu talalaa
bilicdiisa leedahee
barbaaranta kaan
kala baxow ku bogayee
boaaga isaar bilcaamihii
kubeeg xidhtow beeloy
adaa beer kutaal siddi
bakaleey soo bood
badankaaga isaare
ilabuub baalkaaga
haben baryaa bal waan
buubayaa sidii baarcadkii
bushii jaceyl ma baqaaye
allow beexaala noo beelmee
barqo maalin farxadoo
bar bar ki muqdisho
baq baqtii ay sameyen
isku soo boxeenoo
boodayaan cayaaraha
beenley dunteedoo
hido dhaqankii loo baday
badi wada xad feenoo
nabad lagu badhaadhaa
bilicdooda leedahay

haben baryaa

Exit mobile version