VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooney - Lyrics

Rag waakii run Sheegaa naag Raaliya ahaa roone Rasmi lee ahow ad Ruun kiin agjoog x2 Kuusoo rujuucay Raaliyaan ahay Rooney hadaan Reestay waa ku Raacaa runtay Waaye x2 Rajadaada waan Rumeehaa rooney Ani kii idilaay walahi Waa raacaa x2 Roob iida'aayo Raxmad eebe Ku siiyee riixaan Janaadaad eheed Oon ku riyaaqay X2 Labadii run isku Shegto oo israbaane Rafaad caashaq soo Maraa raaxo arkaaya X2 Rajadaada waan Rumeehaa rooney Ani kii idilaay walahi Waa raacaa x2 Rag waakii run Sheegaa naag Raaliya ahaa roone Rasmi lee ahow ad Ruun kiin agjoog x2 Kuusoo rujuucay Raaliyaan ahay Rooney hadaan Reestay waa ku Raacaa runtay Waaye x2 Rajadaada waan Rumeehaa rooney Ani kii idilaay walahi Waa raacaa x2
Queue is empty
-- / --