VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Rooney mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hussein Nuuriyow
Rooney

Rag waakii run
Sheegaa naag
Raaliya ahaa roone
Rasmi lee ahow ad
Ruun kiin agjoog x2

Kuusoo rujuucay
Raaliyaan ahay
Rooney hadaan
Reestay waa ku
Raacaa runtay
Waaye x2

Rajadaada waan
Rumeehaa rooney
Ani kii idilaay walahi
Waa raacaa x2

Roob iida'aayo
Raxmad eebe
Ku siiyee riixaan
Janaadaad eheed
Oon ku riyaaqay
X2

Labadii run isku
Shegto oo israbaane
Rafaad caashaq soo
Maraa raaxo arkaaya
X2

Rajadaada waan
Rumeehaa rooney
Ani kii idilaay walahi
Waa raacaa x2

Rag waakii run
Sheegaa naag
Raaliya ahaa roone
Rasmi lee ahow ad
Ruun kiin agjoog x2

Kuusoo rujuucay
Raaliyaan ahay
Rooney hadaan
Reestay waa ku
Raacaa runtay
Waaye x2

Rajadaada waan
Rumeehaa rooney
Ani kii idilaay walahi
Waa raacaa x2

codkii Hussein Nuuriyow