doonistaada ku daalayoo
duhur iyo habeen u duur galee
sidii dahabiyo doolarkaan
ku doonayoo ku daydayaa
damac iyo dareenan ku qabaa
i diiriyoo iga dawee
dafaa hilib dayaysaaya
cagahay dibkaaga ma durgaal
dili iyo doodna habeenki imad
duurki dibki maad

duqoo waxyaroo soo diraa
diyaar ahaw aan dadab galnee
deeqiyo duunyo waan qabaa
cishqigi imaw ila dakee
haderr inaan wada dagnoo
da,yar daadihinaan rabaa
daacad inaan ku diirsanoo
is deeqnaa danigay ku taal
daymo u roon dahabay
duul kale kugu doorsamaa

Exit mobile version