cadceed foda joogtiyo
casar liiq hilaacdaay
cirkoo soo da,aayiyo
roob soo carfaayaay
dhirta oo cagaarkii
cidhifyada kasoo baxay
ku cawaystay dhibicdoo
cajab qurux lala cajabayey
yaa buurtii caalwayn
ama ceel nabreediyo
ceelgaab dusheediyo
coomaad ku mariyoo
caradeenii hiiraan
kuugu tuma ciyaaraha

wilisada wadnaha u roon
hoobeey hoobeey
yaa buurtii caalwayn
hoobeey hoobeey
ama ceel hariidiiyo
hoobeey hoobeey
ceelgaab dusheediyo
hoobeey hoobeey
caradeenii hiiraaneey
hoobeey hoobeey
coomaad kusoo mariyoo
hoobeey hoobeey
kugu tuma ciyyaaaraha eey
hooobeeey hooobeeey

midab xiga casaaniyo
indhaha cawshii leey
curadii asluubtiyo
caqli hooyadiisaay
tii aan calmadayeey
caloolyaw ii galisee
caashaq igu abuurtee
u calaacaalayaay
yaa buurtii caalwayn
ama ceel nabreediyo
ceelgaab dusheediyo
coomaad ku mariyoo
caradeenii hiiraan
kuugu tuma ciyaaraha

wilisada wadnaha u roon
hoobeey hoobeey
yaa buurtii caalwayn
hoobeey hoobeey
ama ceel hariidiiyo
hoobeey hoobeey
ceelgaab dusheediyo
hoobeey hoobeey
caradeenii hiiraaneey
hoobeey hoobeey
coomaad kusoo mariyoo
hoobeey hoobeey
kugu tuma ciyyaaaraha eey
hooobeeey hooobeeey

Exit mobile version