VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dhul gariir mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Hussein Shire Jama
Dhul gariir

wadani dhaartaybaan ahay dhulka aynu leenahay
waan ku dhaadanayaayo dhiiga wa u huraayaa
dhaxalkii awoowgay dhurwaayadu cunaayaan
kama dhuumanaayee waan ka dhiidhiyaayaan
kuwa dhagarta galayee intu ciida kala dhigay
cunada dhex dhigayoow wakhtigii dhamaaye
cadceed dhalataybaan ahay dhaayihii dalkaan ahay
dhidirkaan ku arkana marna dhaafi maaye
yur dhabarkaan jabinayaa
dhaqan laawayaashii ka dheeraaday diintow
dhalanteedka beentiyo sheekadii dhamaate
dhulka miyaad galaysaan
dhamac iyo rasaas iyo dhinbiil baa idiin qoran
dhiilada colaadiyo dhakafaarku waa kow
kolay waa dhibkiinoo idinka dhaawaciina
haday dhalatay nabadii ma cirkaad dhanbali
runbaa soo dhawaatoo xaqiibaa dhalaalee
dhagar qabaha muuqdow ma dhadhabyadad gali
dadka kuwaa dhameeyoo dhiig yacab dhalaan cune
idinkaa nabad ka dhaartee dhul gariir ma idinku dhacay

codkii Hussein Shire Jama