Xiskayga adigoo kuyaal
Qalbiga xero kaaga dhigay
Xusuustaydana kabixin
X2

Maxaad aadane xantii
Umada caashaqa aqoon
Xaasidka warkiisa iyo
Xumaanta uqaadataa
X2

Waayaha nagu xeeran iyo
Aduunyada xaalka yaal
Axdi iyo qaybaa xigèee
Allaha xaaakimaa ogsoon
Xubiga lama beeciyee
Jacaylka xujada kadaa
X2

Hadaan dumar kaa
Xushoon xisaab li'i
Kuu jeclahay markaan
Ku arkana xasilo

Waxaan isku xeeraniyo
Xiriirka dhexdeena yaal
Axdiga buuraha kaculus
Waqaa xagal daac
Ka dhowr X2

Xilkayga inaan gutoo
Xiliyo reer kaa dhigtaan
Xarbi iyo howl ugu jiraa
Allaha xaakima cuskoo
Xubiga lama beeciyee
Jacaylka xujada kadaa
X2

Exit mobile version