macbuudkaa allaw madibaan ahayee
dhanka midig maahaan dhahay maadhinay
way ii muuqataa i maqashayoo
muraadkayga maxaad nacaysaayee
miciiluhuu ma naxoo wuxu dhinto
wixii aan mutay waan i moogyahayee

Exit mobile version