dadnimadaada quruxdiyo dabcigaaga wacanbaa
dahab aniga ii ahoo diiqadii baxshaad tahay
daa in qaadir weeye dibin daabyo iyo ciil
daah adag lagaa saar
dunidii caashaqaa ila durugtoo tii dantaydi
ka gaabshee
dadka kaan ka doortoow daganow ku doontee
dulqaad iyo samir ii lahaw
duufaanta duushiyo dabaylaha isidatoo
duruufahay haysiyo aan daacad moodayoo
dantu way timid u dul qaado abidkii
dantaada weeyee

Exit mobile version