VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dunidu waa - Lyrics

intay labada daacadoo isjecel kala durugsan yihin dunidu waa bilaa cadaalad dunidu waa bilaa cadaalad intuu midba daab kunoolyahay lamaane isdoortay qalbiyo isu doonan duruufi ag taaalo dantuna kala meelo gaysay nasiibku hadmuu dhaboobi soo dagi calafkii maqnaana isdaaweyn waa bastoode hadmay kalinamadu dayni dabiibku hadmuu dhaboobi kashooda kadagi culaysku lamaane isdoonayoo israba isna doortaybaa hadana dayr kala dhexyaala hadana dayr kala dhexyaala intuu midba diif la jaaryahay dulqaad la noolyahay qalbiyo isku dooxmay dareeno wadaagay dantuna ay tidhii adkaysta nasiibku hadmuu udoodi soo dagi calafkii maqnaa isdaaweyn waa bastoode hadmay kalinimadu dayn dabiibku hadmuu dhaboobi kashooda ka dagi culayski nasiibku hadmuu udoodi soo dagi calafkii maqnaa isdaaweyn waa bastoode hadmay kalinimadu dayn dabiibku hadmuu dhaboobi kashooda ka dagi culaysku
Queue is empty
-- / --