VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dunidu waa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Idil barkhad
Dunidu waa

intay labada daacadoo
isjecel kala durugsan yihin
dunidu waa bilaa cadaalad
dunidu waa bilaa cadaalad
intuu midba daab kunoolyahay
lamaane isdoortay
qalbiyo isu doonan
duruufi ag taaalo
dantuna kala meelo gaysay
nasiibku hadmuu dhaboobi
soo dagi calafkii maqnaana
isdaaweyn waa bastoode
hadmay kalinamadu dayni
dabiibku hadmuu dhaboobi
kashooda kadagi culaysku

lamaane isdoonayoo
israba isna doortaybaa
hadana dayr kala dhexyaala
hadana dayr kala dhexyaala
intuu midba diif la jaaryahay
dulqaad la noolyahay
qalbiyo isku dooxmay
dareeno wadaagay
dantuna ay tidhii adkaysta
nasiibku hadmuu udoodi
soo dagi calafkii maqnaa
isdaaweyn waa bastoode
hadmay kalinimadu dayn
dabiibku hadmuu dhaboobi
kashooda ka dagi culayski
nasiibku hadmuu udoodi
soo dagi calafkii maqnaa
isdaaweyn waa bastoode
hadmay kalinimadu dayn
dabiibku hadmuu dhaboobi
kashooda ka dagi culaysku

codkii Idil barkhad