adaa gam ayee hurdada miyaan gacaloow ladaa
miyaan waan gubanayaa haraadkuba iga go aa
dareemaa gaajadoo gasiinku wax ii taraa

jacaylku haduu godladay miyaan gaagixin karaa
gulaamuu igu noqdee miyaan ka gayoonayaa

hansidaa gabar maa iska le miyaa nabsi laga galaa
hablaha lagu aadiyaa xaqooda la gees maraa

adaan u gartee qalbiga miyaan kaa goyn karaa
ragbaa geel lagu xidhaa miyaan gini kaa rabaa
hadaad gogol ii dhigtana gunyaba kaa doonayaa

miyaa hadal maangulee goshayda kaa gaabsada
hankaygaa gaadhi lee go aan kala yeelayaa

Exit mobile version