jagaan dayax kaa sesay
qasribaan kuu jeexay luula
jidkiisan ubax ku daadshay
janaan rabi ku suaalay

waaxan tahay jidhka beerka
judhaan ku arkayba riyaaqay
jaahiyo nuurkaagu yaab leh
indhaha kaa jeesan qali
adiga kaa jedsanayne

intan dunida joogay
ruux ma jeclaanine
jujuubka ka dhowr xidhidhka
ha jarin caashaqa dhaxdeena

dareen ku jibaara nuurka
afkaan cabiray judhiiba
labtaan adai ku jadhjeedha
jacayl la ogow macaane

jiliin caashqu ka weyne
jirkiyo facaa dhigayaa
ma jiro ruux soo dhaaweysta
naftan adi ku jixaasay
macaan adiga kuu jaraysa

intan dunida joogay
ruux ma jeclaanine
jujuubka ka dhowr xidhidhka
ha jarin caashaqa dhaxdeena

Exit mobile version