qalbigan sasabi jiry
een ku habay sabaalada
saw kaalay ima farin

amba kugu sahwiyayoo
hurdo seexan waayee
saxansaxaduu ma adaa

saablayda beerkiyo
wadnahaad ku sugan tahe

igu simay kalgaclkee
ma u sidaa sidoo kale

cirkoo dhibicu siman yahoo
dhulkuna saacu damiyoo
sabadkayga deeqdee

intaa sifa qurxoon dumar
midii ugu saraysaay
adigaa sadriga sudhan

saablayda beerkiyo
wadnahaad ku sugan tahee

igu simay kalgacalkee
ma usidaa sidoo kale

Exit mobile version