Dookh iyo kalgacalkow
hadaad dacar ileefsiisay
inaad duul ibliistahay
adaad diiday nabadiiba
balmaxaa igu kaadiray
hadaad ila dagaalayso,

markaan kaadan yeeshaba
hadaaddabab uguurayso 2
dib in aanan kuu arag hadaan
dhaarku damag siisay

kadaa bay ileeyihiin aniga
aniga qaar la ii diraye

ana doogtii hore bay
adeer meel idamaqdaaye

dar darbaan kaqaadaa
cish qigu meel gof buudagaye.

Exit mobile version