Wixii kaa fajiciyaa
Fulkaanayaashee
Kaaga daran falaadh
Kaaga daran falaadhe
2x
Foorihii dhacaayiyo
Fooradiyo dabayshii
Fikir xalay miyaan laday
2x
Filan maayo dhaawacan
Farxad iyo jacaylkii
Wixii kala fogeeyee
2x
Iga furo gantaalaha
Fooda igu qaatee
Iga furo gantaalaha
Fooda igu qaatee
Allahayoow Allahayoow
Allahayoow fad ii curi
Eebbow alahayoow
Eebbow fad ii curi
2x
Wixii fari ku galisaa
Shani kaa furfurinoo
Waa falag jacaylkuye
Waa falag jacaylkuye
2x
Fajiriyo waxaan fii
Fikrada caashaqa
La fadhiyay gidaarada
2x
Fahmi waayey meeshay
Fidmadu iga raacdoo
Caashaqa Fashiliyee
2x
Iga furo gantaalaha
Fooda igu qaatee
Iga furo gantaalaha
Fooda igu qaatee
Allahayoow Allahayoow
Allahayoow fad ii curi
Eebbow alahayoow
Eebbow fad ii curi
2x

Exit mobile version