ha wareeegto giraantu
wadnayaal is tabaaya
wakhti yaa ka qaaday
mdba weedha uu raba a
hadba waayaha haystaa
ka kale uu ka wiiqme
walbahaarka jacaylku
cidla uu wax ku yeelay
ha walwaasho warkooda
ha wareegto giraantu
wehel weeye jidhkaaga
wax u taraysa wax waynoo
warwarka kugu taagan
warwarka dumar ku gaadha
ama weedha laboodku
qalbigaagu walaacoo
waayo uu ka nastaaye
ha wareegto giraantu
waqal hooray dhankaygaa
nimco waagu iftiimay
wa dhantaad xareedaa
wabiaal qulqulaaya
hadaan la ina wada helin
wacaneey aan arkaynin
warwarkaa dhacayaa
wax ma ii tarayaa
wirinwiirta abaariyo
waxba weeyi xagaygee
ha wareegto giraantu
wada joog kalgacalyka
wax u dhaama la waaye
ha wareegto giraantu

Exit mobile version