yarkaan muuqii kahelay
muraayad ka eegan jiray
mudaba kumashquulsanaa
inaan midigta kudhigoo
midkaan muxubiyo jacayl
kumiray maankiyo qalbiga
maciin u ahaa naftaan

miisaan hadalkiyo dabciga
dibnaha marka uu fur furo
qalbigu kumaqsuudayoow
meel dheer marna ha iga tagin
Marbuu kumiraa cish qigu
mahiigaan roobsidii
marbaad kumaquurataa maaxdaa
badwayn dhexdeed naftaan
muhashada kalgacal mudatee aan kaamaarmikarin
maaweeli oo xaqdhoorw

miisaan hadalkiyo dabciga dibnaha
marka uu fur furo
qalbigu ku maqsuudayoo
meel dheer marna ha iga tagin

Exit mobile version