Murayadii haweenkaay
Muuqaga wacan Iyo misaan
U hadalka Mowle kugu manaystee
Mar la Arag ayaad tahay
Waxaaan maal aduun Iyo malayiin
Maal aduun iyo malayiin AAN leeyahay
Kama ma sugeee midigtaan ka gelinlaha
Malintaad muqdishow ku dhalataa
Malab lagugu mayroo munay waad macaantahay
muniish waat macaantahay
musiil.com
Musbaax dii haweenkaay
Marwa kaad u noqotoo
Meher kugu xalaashada
Murugada hilmaamoo
Farxad meel la seexdee
Waxaa kugu mataalo
Kula meel dhigaa jirin
Maskax Iyo aqoon baa
Mowle kugu hibeyaay
Mauul.com
Malintaat muqdishow
Ku dhalataa malab lagugu
meyroo munay
Manush waad macaantahay

Exit mobile version