sooyaalka noloshiyo
soojireen waxaa tahay
eebe uu sameeyoo
quruxdana sad uga dhigey
saableyda oofaha
siraadey adaa suraan
ruuxaan kula simaa
waxan kula simaa
ma saarna dunidee
sadrigiyo laabtaa
star siraad star
qaadir kgu abuuray
sida xuular ceyntii
siraadey sameyskeeda ledahee
sida saygo roobaad
amba sanad barwaaqa
dadka farax u sara kacay
waxa tahay sideedii
saatirikii ku uumaa
santa kaa dhigay qurux
markaan sare u eegaa
qalbigaygu saaqdaa
sadrigiyo laabataa
star siraat star
qaadirkugu abuuray
sida xuural cayntii
siraadey sameyskiisii leedahee

Exit mobile version