sida ubad la dalaybaan
uurkiyo laxaadkiyo
rabi uu ku uuumay
uabaxeey ka dhigan tahay
hooy adigay dagayoo
aroorayaasha dhiigiyo
unugyada waraabshaa
jacayl aad ku beertee
alle waxaan baryayaa
arimaha dhexdeena
aqbal inuu ka yele
amiiin aamiin

sidaa udub dhexaadkii
aqli uu ku taagnaa
ayaad iigu dheertoo
aayihii naftaydoow
inaan dadab wadaagnoo
oori kuu noqdaayooo
ifka nolosha ii noqo garabe
alle waxaan baryayaa
arimaha dhexdeena
aqbal inuu ka yele
aamiiin aamiiiin

Exit mobile version