baahidaa kalgacalkiyo boholyawga aan qabo
adoo iga bogsiiyoo baxnaanaan u baahnahay
jacaylkeenii barigii beerkiyo wadnaha iyo
boguu igaga yaaloo halisyuu ku baahee

been been ha moodine bartaad iga jirtaabaa
way nafta loo bidh bidhiyaa

budadaan qarsanaayiyo cishqi igu balaadhaa
igu daray badwaynoo baaxaa dagbaan ahaye
jacayl aan ba aynbaa badankiyo jidhkaygiyo
naftaydii babinayoo bogsan waayay awgaa

Exit mobile version