jacaylka curtaa iikaa carbiyee
hadaanu codkaagu dhegtada cugayn
hadaanu cindigani ku caashaqsanayn
miyaan wax ku ciila kaa caabin lahaa
haduu cidhib yeesho caashaqu
calafka kgu helo maanka ku cugtee
anaa cawa lee miyaan ku cidlayn

ciid bay ii tahay cishadaan ku arkee
caleemo ruoo jacaylka casuun
hadaan kaa jirin canaan iyo cadho
miyuu caashaqeenu cagaha dhigan lahaa
haduu cidhib yeesho caashaqu
calafka kgu helo maanka ku cugtee
anaa cawa lee miyaan ku cidlayn

Exit mobile version