Danta kugu manaca oo
Dabuub kuguma ciiloo
Fikir kuguma diidoo
Marna kulama doodo
X2
Dareen dareen kaama
Qabo oo dirir kuuma
Quuroo dabin kuuma
Qooloo dadba kuuma
Raacee X2
Intaan dunida noolahay
Daryeel kaad isiisiyo
Dafiri maayo abaalkoo
Adaan dar alee macan
Dugsi kuu ahaanayaa
X2
Diiqad kuguma beeroo
Marna kuma damqayoo
Dayac kuguma eegoo
Kuumana darnaaadee
X2
Weedh weedh kale mad-
Oonoo dabci kale may-
Eeloo duni kale ma
Dheehdoo daqiiqad kama
Maar mee X2
Intaan dunida noolahay
Daryeel kaad isiisiyo
Dafiri maayo abaalkoo
Adaan dar alee macan
Dugsi kuu ahaanayaa
X2