maxaan bari samaad
dhul barwaaqiyo
bilanoo wanaag
soo maray bilkhayr

muxuu bariba bari
igu baashayoo
kuu baahanaa

been lama hadloo
runta lagama baqoo
beerkiyo wadnaha
boga ma igu qaban

maxay barashadii
igu baahdayo
bilanow bulshada
kaala soo dhex baxay

maxaan bacadka kulul
u badheedhayoo
adigoo bad qaba

Exit mobile version