hadaad baarka sare iyo tahay meel barwaaqa a
beeluhu ay u guuraan nabad lagu balweeyo
bal qabsoo ogaadayee naf bugtaa bariidiyo
barashay ku roontehee
bullo aan ciyaarnee layla ila soo dheel
anba kuguma dhaafeen adigoo bastaayoo
bukaan aad la jiiftoo baaxaa dagaysee
layla aan aroosoo bash bash iyo bar waaqiyo
bil khayr aan ku waarnee

Exit mobile version