gabadh yahay dareen dood caashaqoo
dawo aan lahayn ha igu daalinoo
dabin iyo shirqool ani ha igu dagin
duufaan jacayl dabaylaa hagaa
adoon igu dirqin waan kaa durkee
bal doc iiga baydh daranyada kalgacal
adoon igu dagin daalacoo hankaa
daydayo mid kale daydayo
gabadhyahay dalxiis sida daawashada
dadab xeeranoo nolol dayranaa
waa daah xidhmee damac yuu ku galin
adigaa dul qaad samir diidayoo
dubaaqii jacayl daabaaq marshee
deefaaq ogayn daruuftii kalgacal
wacadkii daraad

Exit mobile version