Jacaylow i daa sadex maado igu daa

Dumarkii xidhoon jiray
Ragu dadab la gali jiray
Duunyana ka bixin jiray
Lawaa dayax la moodyeey
Da'da maanta joogtana
Dookhaygu kama helin igu daa jacaylow

Mar hadaan dahabiyo
Daaro fooq lahaynoo
Cidna dibada ii jiraneey
Dollar ii imanayn
Danyar igu xisaaboo
Igu daa jacaylow

Exit mobile version