gabdhaha soomaaliyeed
gob weeyaan gabigoode
hablaha geeska afrikaa
sida aynu garan garaad
dumar garasho iyo aqoon
iyagaa u gaado wayn
misana gabdhaha ku nool
gobolka hiiraan gurigooda
uu yahay ceel cale iyo jinbilee
gayaan nimo ku wacanaa
guban iyo kismaayiyo
guud ahaanba daafehee
leediyo jiro guuroo guunyaha
wabi shabeeluu geeloodu
daaqaa gayaan dumarna
ugu wacan
gabdhahaa an sheegayaa
midabkooda gaarka ah
hadaan gudbiyon tilmaamo
waa maariin guduud xiga
guulaa noo hibeeyee
alla guur ku wacanaa

Exit mobile version