VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceyl Yurub - Lyrics

Jaceyl yaacayoo yurub aaday baa iiyeerayoo waan yaabanahee Sida yatiin ... Yaxyax iyo xishood Waan yuusayaa Baryooo helibaa Yurna kuma tagee Yartii duushay buu Doon doon yiraah One! Two!Three! Four! (wan, tuu, tarii, foor) Jaceyl yaacayoo Yool baar ahoow Igu yoomay baa la yaabsanahee Sidii yatin amar iyo xishood Weli aan yaqiin i horyuuraa Baryooo helibaa Yurna kuma tagee Yartii duushay buu Doon doon yiraah One! Two!Three! Four! (wan, tuu, tarii, foor)
Queue is empty
-- / --