1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Jaceyl yaacayoo
yurub aaday baa iiyeerayoo
waan yaabanahee
Sida yatiin
…
Yaxyax iyo xishood
Waan yuusayaa
Baryooo helibaa
Yurna kuma tagee
Yartii duushay buu
Doon doon yiraah
One! Two!Three! Four! (wan, tuu, tarii, foor)
Jaceyl yaacayoo
Yool baar ahoow
Igu yoomay baa
la yaabsanahee
Sidii yatin
amar iyo xishood
Weli aan yaqiin
i horyuuraa
Baryooo helibaa
Yurna kuma tagee
Yartii duushay buu
Doon doon yiraah
One! Two!Three! Four! (wan, tuu, tarii, foor)
codkii Iidle Yare