ku galaafan maayee hadii aanad garanayn
wuxu guxu guurku mudanyahay
hadmaad gaabsi diidaa adigaa is galadayoo
gabankii wax haystaad gacalow tiraahda
gabdhow gaabsi siisaa
garaadkaaga weeyee galab qudha aduunyada
kuma gaadhi doontide gabanada ha ceebayn
inta geesi loo bogay gayigeena buuxaan
gabadhii asluublee gurigooda joogtee
sharaf lagu gudbee wacan guur loo hawaystaa
sidii gobi cadgeel galbis iyo aroos
aqal loo gan gaamaa

galad eebe weeyee gabadh yahay
haduu guule igu simay gayaan kay
ma galaafanaysaa gocashadu maxay tahay
eegeenu joognaa guri reer hanagu dumin
gafna yaanu kugu noqon kuu garaabi maayee

Exit mobile version